Ku noqo wararka
Kirooyin cusub 2025
Wadahadalladii Ururka Kireystayaasha ayaa dhammaadey. Kordhinta kirada waa 4.99%.

Wadahadalladii Ururka Kireystayaasha ayaa dhammaadey. Celceliska kordhinta kirada wuxuu noqonayaa 4.99 boqolkiiba wuxuuna ka bilaabmayaa 1-da Abriil 2025.